Category: Latest news
Tunisia: Orange Oo Si Rasmi Ah U Daahfurtay 5g Iyo Router Wifi 6
Shirkadda isgaarsiinta Orange ee Tunisia ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday bilowga adeegga 5G, taas oo ah tillaabo casri ah oo albaabada u furaysa xawaaraha ... Read More
Raisulwasaaraha oo daah-furay hananka lacag bixinta ee SIP.
Waxaa si rasmi ah loo daah-furay adeegga casriga ah ee 𝐒𝐈𝐏𝐒 (𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 𝐈𝐧𝐬𝐭𝐚𝐧𝐭 𝐏𝐚𝐲𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦), oo ah nidaam lacag-bixin deg-deg ah, ammaan ah, iskuna xiraya ... Read More
Idman Wallet oo ku soo biiray suuqa..
Idman Community Bank ayaa si rasmi ah u daah-furay adeegga casriga ah ee Idman Wallet, oo ah adeeg lacag-bixin deg-deg ah, ammaan ah, lacagna laga ... Read More
Premier Bank iyo Simad oo daah-furay mashruuca LEAP…
Premier Bank iyo Machadka Halabuurka & Ganacsiga ee Jaamacadda <a href="https://www.facebook.com/simaduni1999?__cft__=AZUweoNWdRk7MikzAJzCMNSSGzyrTWtlK_MkJWD2sLA-zXLMsV2yZM2Bw6fI_HfDwiQKHYMDPVqV3QpsbxVHDIW8y_Ip4PpFu5XRqEY_OWZVjxFKNu5rNEJe3cSburJzclaDlZy6vy8MMIVmA74xC1s5l1oqX0kullpIevbstfZp-n_UWTkfQhSw3E02rwf2GYw&__tn__=->K-R">SIMAD ayaa maanta si wadajir ah u daahfuray barnaamijka LEAP Microfinance, oo ah mashruuc ay ... Read More
Madaxweynaha oo Dhagax Dhigay Mashruuca Gateway Complex…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay mashruuca casriga ah ee Gateway Complex, kaas oo loo qorsheeyay inuu noqdo xarun ganacsi iyo adeegyo ... Read More
Premier Wallet oo Lagu Soo Kordhiyay adeegyo Cusub…
Premier Wallet oo ka mid ah adeegyada casriga ah ee lacag bixinta taleefanada, ayaa macaamiishiisa u soo kordhiyay adeegyo kala duuwan oo ay ka mid ... Read More
Premier Bank oo soo kordhiyay ATM Cash Deposit..
Premier Bank ayaa qaaday tallaabo dhaxal gal ah oo wax badan ka bedeli doonta sida ay u shaqeeyaan ATM yada bangiyada Soomaaliya, Premier Bank waxa ... Read More
Paymentology iyo Waafi oo heshiis Wada galay…
Shirkadda Paymentolgy ee fadhigeedu yahay dalka ingiriiksa ayaa heshiis iskaashi la gashay App ka Waafi. Heeshiiskan ayaa ujeedadiisu tahay in shirkadda Paymentology ay ka caawiso ... Read More
Khal khal Ku yimid Microsoft oo sababay…
Cilad dhanka Computers ka ayaa subaxnimadii jimcaha ku faaftay adduunka oo dhan, taasi oo keentay in ganacsiyada, bangiyada, isbitaalada iyo shirkadaha diyaaradaha ay si daran ... Read More
Salaam Bank oo soo kordhiyay VISA Debit & Prepaid Card
Salaam Somali Bank ayaa dhawaan ku dhawaaqay inay wadashaqeyn la yeesheen Shirkadda VISA si soomaliya ay uga hirgeiyaan kaararka Debit-ka iyo Visa Prepaid Card. Iskaashigan ... Read More