Idman Wallet oo ku soo biiray suuqa..

Idman Wallet oo ku soo biiray suuqa..

Idman Community Bank ayaa si rasmi ah u daah-furay adeegga casriga ah ee Idman Wallet, oo ah adeeg lacag-bixin deg-deg ah, ammaan ah, lacagna laga dhigan karo bangiga Idman aga soo saari karo, waxna looga iibsan karo goobaha ganacsiyada ee kala duwan. Ali Olow Madaxa ICT-ga bangiga Idman ayaa yiri “Idman Wallet waxaa lacag ugu diri kartaa qof kasto oo wata number soomaaliyeed si qidmad la’aan ah. Idman wallet waa adeeg ballaaran oo ay ku jiraan dhammaan adeegyada bangiga Idman kaaso ay isticmaali karaan macaamiisha akoonka kuleh bangiga idman iyo kuwa aan ku laheyn intaba

CATEGORIES
Share This

COMMENTS

Wordpress (0)
Disqus ( )