Category: Social Media

DOWLADDA NEPAL AYAA WADANKEEDA KA MAMNUUCDAY TIKTOK.

abdulkadir_76u5e1- November 14, 2023

Go’aankan ayaa imaanaya maalmo kadib markii dowladda ay soo saartay sharci cusub oo dhigaya in shirkadaha baraha bulshada ay ka sameystaan ​​xafiisyo lagala soo xiriiro ... Read More

KENYA AYAA DIGNIIN U DIRTAY FACEBOOK

abdulkadir_76u5e1- July 30, 2022

Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qawmiyadaha Kenya ayaa u qabatay Facebook muddo toddobo maalmood inay wax uga qabato hadalada nacaybka iyo kicinta ee la xiriira doorashada dalka ... Read More

INSTAGRAM AYAA TIJAABINAYSA QALAB CUSUB OO LAGU XAQIIJINAYO DA’DA

abdulkadir_76u5e1- June 25, 2022

Instagram ayaa sheegtay Khamiistii inay tijaabinayso hab cusub oo isticmaalayaasha lagu xaqiijinaayo da’dooda, tijaabadaan ayaa lagu bilaabI doonaa wadanka Mareekanka. Adeegga sawir wadaagga ah ee ... Read More

TANZAANIYA AYAA CANSHUUR KU SOO ROGI DOONTA SHIRKADAHA DIGITALKA

abdulkadir_76u5e1- June 15, 2022

Shirkadaha digitalka ah ee ka shaqeeya Tanzaaniya ayaa lagu soo rogi doonaa canshuur boqolkiiba laba ( 2% ) bisha luulyo ee sanadkan. Wasiirka maaliyadda iyo ... Read More

NIGERIA AYAA FACEBOOK IYO TWITTER UGU BAAQDAY INAY XAFIIS KA FURTAAN DALKEEDA.

abdulkadir_76u5e1- June 14, 2022

Baraha bulshada sida Twitter, Facebook iyo Tiktok ayaa looga baahan doonaa in ay is diiwaan geliyaan oo ay xafiisyo ka furtaan Nigeria soona magacaabaan qof ... Read More

SHIRKADDA YAHOO AYAA ATIIRASHADA HOLLYWOOD KA JESICA ALBA KU DARTAY MAAMULKEEDA SARE.

abdulkadir_76u5e1- June 13, 2022

Yahoo ayaa Isniintii magacawday lix qof oo ka kala socday qaybaha teknoolojiyadda, warbaahinta oo ay ku jirto atariishada Hollywood-ka ee Jessica Alba iyadoo shirkadda ay ... Read More

AGAASIMAHA TWITTER-KA EGON DURBAN KAMA TAGI DOONO GUDDIGA KA DIB MARKII SAAMILAYDA U CODEEYEEN

abdulkadir_76u5e1- March 28, 2022

AGAASIMAHA TWITTER-KA EGON DURBAN KAMA TAGI DOONO GUDDIGA KA DIB MARKII SAAMILAYDA U CODEEYEEN IN AY SHAQADA KA QAADAAN Agaasimaha Twitter-ka Egon Durban kama tagi ... Read More