SHIRKADDA YAHOO AYAA ATIIRASHADA HOLLYWOOD KA JESICA ALBA KU DARTAY MAAMULKEEDA SARE.

SHIRKADDA YAHOO AYAA ATIIRASHADA HOLLYWOOD KA JESICA ALBA KU DARTAY MAAMULKEEDA SARE.

Yahoo ayaa Isniintii magacawday lix qof oo ka kala socday qaybaha teknoolojiyadda, warbaahinta oo ay ku jirto atariishada Hollywood-ka ee Jessica Alba iyadoo shirkadda ay doonayso in ay wax ka bedesho habkeeda maamulka sidoo kale Yahoo waxa ay doonaysaa in ay kobciso wax qabadkeeda  si ay ula tartanto shirkadaha sida Google iyo Facebook.

CATEGORIES
Share This

COMMENTS

Wordpress (0)
Disqus ( )