Author: abdulkadir_76u5e1

Tunisia: Orange Oo Si Rasmi Ah U Daahfurtay 5g Iyo Router Wifi 6

abdulkadir_76u5e1- February 19, 2025

Shirkadda isgaarsiinta Orange ee Tunisia ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday bilowga adeegga 5G, taas oo ah tillaabo casri ah oo albaabada u furaysa xawaaraha ... Read More

Raisulwasaaraha oo daah-furay hananka lacag bixinta ee SIP.

abdulkadir_76u5e1- January 22, 2025

Waxaa si rasmi ah loo daah-furay adeegga casriga ah ee 𝐒𝐈𝐏𝐒 (𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 𝐈𝐧𝐬𝐭𝐚𝐧𝐭 𝐏𝐚𝐲𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦), oo ah nidaam lacag-bixin deg-deg ah, ammaan ah, iskuna xiraya ... Read More

Idman Wallet oo ku soo biiray suuqa..

abdulkadir_76u5e1- January 20, 2025

Idman Community Bank ayaa si rasmi ah u daah-furay adeegga casriga ah ee Idman Wallet, oo ah adeeg lacag-bixin deg-deg ah, ammaan ah, lacagna laga ... Read More

Premier Bank iyo Simad oo daah-furay mashruuca LEAP…

abdulkadir_76u5e1- January 9, 2025

Premier Bank iyo Machadka Halabuurka & Ganacsiga ee Jaamacadda <a href="https://www.facebook.com/simaduni1999?__cft__=AZUweoNWdRk7MikzAJzCMNSSGzyrTWtlK_MkJWD2sLA-zXLMsV2yZM2Bw6fI_HfDwiQKHYMDPVqV3QpsbxVHDIW8y_Ip4PpFu5XRqEY_OWZVjxFKNu5rNEJe3cSburJzclaDlZy6vy8MMIVmA74xC1s5l1oqX0kullpIevbstfZp-n_UWTkfQhSw3E02rwf2GYw&__tn__=->K-R">SIMAD ayaa maanta si wadajir ah u daahfuray barnaamijka LEAP Microfinance, oo ah mashruuc ay ... Read More

Madaxweynaha oo Dhagax Dhigay Mashruuca Gateway Complex…

abdulkadir_76u5e1- December 17, 2024

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay mashruuca casriga ah ee Gateway Complex, kaas oo loo qorsheeyay inuu noqdo xarun ganacsi iyo adeegyo ... Read More

Premier Wallet oo Lagu Soo Kordhiyay adeegyo Cusub…

abdulkadir_76u5e1- December 12, 2024

Premier Wallet oo ka mid ah adeegyada casriga ah ee lacag bixinta taleefanada, ayaa macaamiishiisa u soo kordhiyay adeegyo kala duuwan oo ay ka mid ... Read More

Premier Bank oo soo kordhiyay ATM Cash Deposit..

abdulkadir_76u5e1- August 22, 2024

Premier Bank ayaa qaaday tallaabo dhaxal gal ah oo wax badan ka bedeli doonta sida ay u shaqeeyaan ATM yada bangiyada Soomaaliya, Premier Bank waxa ... Read More

Paymentology iyo Waafi oo heshiis Wada galay…

abdulkadir_76u5e1- August 6, 2024

Shirkadda Paymentolgy ee fadhigeedu yahay dalka ingiriiksa ayaa heshiis iskaashi la gashay App ka Waafi. Heeshiiskan ayaa ujeedadiisu tahay in shirkadda Paymentology ay ka caawiso ... Read More

Khal khal Ku yimid Microsoft oo sababay…

abdulkadir_76u5e1- July 20, 2024

Cilad dhanka Computers ka ayaa subaxnimadii jimcaha ku faaftay adduunka oo dhan, taasi oo keentay in ganacsiyada, bangiyada, isbitaalada iyo shirkadaha diyaaradaha  ay si daran ... Read More

Salaam Bank oo soo kordhiyay VISA Debit & Prepaid Card

abdulkadir_76u5e1- July 18, 2024

Salaam Somali Bank ayaa dhawaan ku dhawaaqay inay wadashaqeyn la yeesheen Shirkadda VISA si soomaliya ay uga hirgeiyaan kaararka Debit-ka iyo Visa Prepaid Card. Iskaashigan ... Read More