Category: Technology
Paymentology iyo Waafi oo heshiis Wada galay…
Shirkadda Paymentolgy ee fadhigeedu yahay dalka ingiriiksa ayaa heshiis iskaashi la gashay App ka Waafi. Heeshiiskan ayaa ujeedadiisu tahay in shirkadda Paymentology ay ka caawiso ... Read More
Khal khal Ku yimid Microsoft oo sababay…
Cilad dhanka Computers ka ayaa subaxnimadii jimcaha ku faaftay adduunka oo dhan, taasi oo keentay in ganacsiyada, bangiyada, isbitaalada iyo shirkadaha diyaaradaha ay si daran ... Read More
SAFARICOM OO DAAHFURTAY SHABAKADA 5G
Safaricom ayaa shan degmo ka hirgelisay shabakadda 5G taasi oo u sahlaysa macaamiisheeda inay helaan xawli internet oo degdeg ah. Safaricom ayaa ku soo bandhigtay ... Read More
APPLE AYAA KOR U QAADAY QIIMAHA ADEEGYADEEDA
Apple ayaa kor u qaadaysa qiimaha adeegyadeeda is diiwaangelinta guud ahaan isbeddelka waxaa ka mid ah kordhinta Apple TV+, Apple Music, iyo Apple One. Apple ... Read More
GOOGLE AYAA KU MAALGELIN DOONTA JAPAN $690 MILYAN.
Google ayaa qorsheyneysa in ay ku maalgeliso dalka Japan lacag gaaraysa 100 bilyan yen ($ 690.13 milyan) illaa sanadka 2024, madaxa fulinta Sundar Pichai ayaa ... Read More
AWOODA INTERNET KA EE RUWAANDA AYAA LABA LAABMAY 2 SANO GUDAHOOD
Hay'adda sharciyeenta Tamarta ee Rwanda (RURA) ayaa daaha ka qaaday in awoodda internet-ka ee waddanka uu kor u kacay saddex laab laba sano gudahood taas ... Read More
IVORY COAST AYAA SOO SAARTAY TALEEFAN CASRI AH.
Hal abuure ku sugan Ivory Coast ayaa sameeyay taleefankii ugu horreeyay oo maxali ah kaasi oo looga golleeyahay in lagu hormariyo adeegsiga amarrada codka ee ... Read More
TALYAANIGA AYAA KU GANAAXAY GOOGLE LACAG DHAN $766,350.
Maamulka isgaarsiinta Talyaaniga ayaa sheegay Talaadadii in ay ganaax lacageed oo dhan 750,000 Yuuro oo u dhiganta 766,350 oo doolar ku ganaaxday shirkadda teknolojiyada ee ... Read More
INDONESIA AYAA XANNIBTAY PAYPAL, YAHOO IYO KUWA KALE.
Indonesia ayaa xannibtay shirkadaha Yahoo, Paypal iyo dhowr shabakadood oo ciyaaraha game ka ah ka dib markii ay ku guuldareysteen inay u hogaansamayaan xeerka cusub ... Read More
GOOGLE PLAY AYAA YEELANAYA CALAAMAD CUSUB
Google Play ayaa yeelanaya calaamad cusub maanta ka dib sannad guuradiisii 10-aad. Google ayaa wax yar ka beddeshay qaabka guud ee astaanta Google Play, balse ... Read More