Category: SUUQYADA
THAILAND AYAA SOO BANDHIGTAY SHARCI CUSUB OO ATM-YADA LA XIRIIRA
THAILAND AYAA SOO BANDHIGTAY SHARCI CUSUB OO LOOGU TALAGALAY MASHIINNADA ATM-KA Nofeembar 15, dadka lacagta caddaanka ah ku shuba koontada bangiyada iyagoo isticmaalaya mashiinnada lacagta ... Read More
BARCLAY’S BANK AYAA ISAGA BAXAY QAARADA AFRICA.
Bangiga weyn ee laga leeyahay Britain ee Barclay’s ayaa ka baxay Afrika lix sano ka dib markii ugu horreysay ee lagu dhawaaqay qorshaha ka bixitaanka ... Read More
MADAXA GANACSIGA SNAP AYAA KU BIIRAY NETFLIX
Netflix waxay xaqiijisay inay shaqaalaysiisay madaxa ganacsiga ee Snap Jeremi Gorman inuu noqdo madaxwaynaheeda cusub ee xayaysiinta Shirkadda. Waxaa sidoo kale ay keentay ku xigeenka ... Read More
AFAR MAALMOOD OO SHAQO AH TODOBAADKII WAXAY HORMARINAYSAA TAYADA SHAQADDA IYO QANACSANAANTA.
Atom bank ayaa sheegay in uu horumarinayo wax soo saarka iyo ku qanacsanaanta shaqada iyada oo maalmaha shaqadda laga dhigayo afar maalmood todobaadkii. Shaqaalaha bangiga ... Read More
BANGIGA DHEXE EE QATAR AYAA BIXIYAY SHATIGII UGU HOREEYAY EE LACAGAHA DIGITALKA AH.
Bangiga dhexe ee Qatar ayaa soo saaray shatigii ugu horreeyay ee adeegyada lacag-bixinta dijitaalka ah ee iPay ee Vodafone Qatar iyo Ooredoo Money, sida lagu ... Read More
NIGERIA, INDONESIA & SHAN KALE WAXAA KU NOOL KALA BAR DADKA AAN BANGIYADA KU LAYAHN KOONTO.
Nigeria iyo lix waddan oo kale ayaa lagu sheegay inay ku noolyihiin kala bar dadka aan lahayn koonto bangi adduunka oo idil. Marka la eego ... Read More
SALAAM AFRICAN BANK OO LA WAREEGAY BANGIGA UGANDA EE TOP FINACIAL BANK LIMTED
Bangiga Jabuuti ee Salaam African Bank (SAB) ayaa la wareegay Bangiga fadhigiisu yahay Ugand ee (Top Finance Bank Limited) sida uu sheegay bangiga dhexe ee ... Read More
PAYTM OO KHASAAARTAY $81.28 MILYAN
Shirkadda Paytm ee laga leeyahay dalka India ayaa jimcihii sheegtay inuu soo gaaray khasaare balaaran rubucii-koowaad ee sanadkan, khasaaraha ayaa la xiriira kororka kharashaadka suuq-geynta ... Read More
PhonePe ayaa ku eedeysay shaqaalaha Paytm inay gubeen QR-CODE kooda
Khilaaf ayaa ka dhex qarxay shirkadaha lacag bixinta dijitaalka ah ee PhonePe iyo Paytm ka dib markii ay la xirireen booliska iyagoo ku andacoonaya in ... Read More
VIRGIN MONEY AYAA SOO GELI DOONA SUUQA “HADDA IIBSO BERI BIXI”
Virgin Money ayaa soo geli doonta suuqa “HADDA IIBSO BERI BIXI” oo si xawli ah u koraya bangiga Ingiriiska ayaa sheegay Talaadadii, isaga oo ku ... Read More