BARCLAY’S BANK AYAA ISAGA BAXAY QAARADA AFRICA.

BARCLAY’S BANK AYAA ISAGA BAXAY QAARADA AFRICA.

Bangiga weyn ee laga leeyahay Britain ee Barclay’s ayaa ka baxay Afrika lix sano ka dib markii ugu horreysay ee lagu dhawaaqay qorshaha ka bixitaanka qaaradda.

Bangiga ayaa sheegau inuu ka iibiyay saamiga haray ee 7.4% bangiga ABSA ee laga leeyahay Koonfur Afrika,  bangiga ayaa joogay qaarada Africa 97-kii sano ee la soo dhaafay.

Sannadkii 2016-kii madixii hore ee fulinta Jes Staley ayaa hogaaminayey qorshayaal lagu doonayo in lagaga baxo Afrika si uu bangiga xoogga u saaro suuqyadiisa ugu muhiimsan ee UK iyo Maraykanka.

CATEGORIES
Share This

COMMENTS

Wordpress (0)
Disqus ( )