MADAXA GANACSIGA SNAP AYAA KU BIIRAY NETFLIX

MADAXA GANACSIGA SNAP AYAA KU BIIRAY NETFLIX

Netflix waxay xaqiijisay inay shaqaalaysiisay madaxa ganacsiga ee Snap Jeremi Gorman inuu noqdo madaxwaynaheeda cusub ee xayaysiinta Shirkadda. Waxaa sidoo  kale ay keentay ku xigeenka Snap ee iibka iyo xayaysiimaha.

Shaqaalaysiinta labadan mas’uul waxay astaan u tahay sida ay uga go’an tahay Netflix inay dhisto nooc xayaysiin oo adag ka dib markii shirkadda ay hoos u dhacday.

Gorman waa maamule si wanaagsan loo ixtiraamo oo hore lix sano ula soo shaqeysay Amazon waxay timid Snap sanadkii 2018. Imaatinkeeda waxaa loo arkayay mid kor u qaadaya kalsoonida ganacsiga iibka ee Snap.

Naylor waxa uu u soo shaqeeyay Hulu waxa uu ahaa madaxwayne ku xigeenka sare ee xayaysiiska muddo lix sano ah ka hor inta aanu ku biirin Snap 2020.

CATEGORIES
Share This

COMMENTS

Wordpress (0)
Disqus ( )