
BANGIGA DHEXE EE QATAR AYAA BIXIYAY SHATIGII UGU HOREEYAY EE LACAGAHA DIGITALKA AH.
Bangiga dhexe ee Qatar ayaa soo saaray shatigii ugu horreeyay ee adeegyada lacag-bixinta dijitaalka ah ee iPay ee Vodafone Qatar iyo Ooredoo Money, sida lagu sheegay qoraal la soo dhigay barta twitter-ka Talaadadii.