
GOOGLE AYAA KU MAALGELIN DOONTA JAPAN $690 MILYAN.
Google ayaa qorsheyneysa in ay ku maalgeliso dalka Japan lacag gaaraysa 100 bilyan yen ($ 690.13 milyan) illaa sanadka 2024, madaxa fulinta Sundar Pichai ayaa u sheegay Nikkei wareysi uu siiyay Jimcihii.
Google ayaa xarun xogeed ka furi doonta gobolka Chiba ee u dhow Tokyo sanadka soo socda oo ah kii ugu horreeyay ee Japan.