Category: Ganacsi
Madaxweynaha oo Dhagax Dhigay Mashruuca Gateway Complex…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay mashruuca casriga ah ee Gateway Complex, kaas oo loo qorsheeyay inuu noqdo xarun ganacsi iyo adeegyo ... Read More
Premier Wallet oo Lagu Soo Kordhiyay adeegyo Cusub…
Premier Wallet oo ka mid ah adeegyada casriga ah ee lacag bixinta taleefanada, ayaa macaamiishiisa u soo kordhiyay adeegyo kala duuwan oo ay ka mid ... Read More
Premier Bank oo soo kordhiyay ATM Cash Deposit..
Premier Bank ayaa qaaday tallaabo dhaxal gal ah oo wax badan ka bedeli doonta sida ay u shaqeeyaan ATM yada bangiyada Soomaaliya, Premier Bank waxa ... Read More
QATAR AIRWAYS OO MAALGESHANAYSA KOONFUR AFRIKA
Madaxa Shirkadda Diyaaradaha ee Qatar Airways Badar Mohammed Al Meer ayaa sheegay in dhowaan ay ku dhawaaqi doonaan maalgashi ay ku sameynayaan shirkad diyaaradeed oo ... Read More
SAAMIYADA SHIRKADDA SAFARICOM OO KOR U KACAY
Saamiyada shirkadda isgaarsiinta Kenya Safaricom ayaa kor u kacay in ka badan boqoliiba sagaal ( 9% ) Jimcihii ka dib markii ay heshay shatiga adeegyada ... Read More
ETHIO-TELECOM IYO DASHEN BANK AYAA DAAHFURAY SADDEX ADEEG MAALIYADEED
Shirkadda ugu weyn dhanka isgaarsiinta ee Ethio-Telecom oo kaashanaysa Bangiga Dashen ayaa jimcihii daah-furtay saddex adeeg maaliyadeed oo dijital ah oo loogu talagalay in ay ... Read More
BANQUE MISR AYA SHATI KA HELAY KENYA
Bank Masar ayaa helay shati uu ku shaqayn karo dalka Kenya isaga oo isha ku haya heshiisyada maaliyadeed ee ganacsiyada Masaarida ee gobolka Bariga Afrika. ... Read More
I&M BANK AYAA SOO KORDHIYAY ADEEG CUSUB.
Macaamiisha I&M Bank waxa ay hadda awoodaan in ay si aan kala go' lahayn ula macaamilaan saddex waddan iyaga oo isticmaalaya koonto keliya. Adeegan cusub ... Read More
WAX KU IIBSIGA KAARARKA OO GAARAY HEERKIII UGU SAREEYAY
Isticmaalka kaararka bangiga si loogu dukaameysto badeecadaha iyo adeegyada ayaa gaaray heerkii ugu sarreeyay 4.4 milyan oo macaamil bishii Maajo, taasoo muujineysa kororka kharashka macaamiisha ... Read More
IRAN AYAA BILAABAYSA INAY AQBASHO KAARARKA RUUSHKA
Iran ayaa dhowaan bilaabi doonta inay aqbasho in lacagaha lagu bixiyo kaararka bangiga Mir ee Ruushka, sida ay soo xigatay wakaalada wararka ee Ruushka ee ... Read More