Category: Social Media
DOWLADDA NEPAL AYAA WADANKEEDA KA MAMNUUCDAY TIKTOK.
Go’aankan ayaa imaanaya maalmo kadib markii dowladda ay soo saartay sharci cusub oo dhigaya in shirkadaha baraha bulshada ay ka sameystaan xafiisyo lagala soo xiriiro ... Read More
KENYA AYAA DIGNIIN U DIRTAY FACEBOOK
Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qawmiyadaha Kenya ayaa u qabatay Facebook muddo toddobo maalmood inay wax uga qabato hadalada nacaybka iyo kicinta ee la xiriira doorashada dalka ... Read More
INSTAGRAM AYAA TIJAABINAYSA QALAB CUSUB OO LAGU XAQIIJINAYO DA’DA
Instagram ayaa sheegtay Khamiistii inay tijaabinayso hab cusub oo isticmaalayaasha lagu xaqiijinaayo da’dooda, tijaabadaan ayaa lagu bilaabI doonaa wadanka Mareekanka. Adeegga sawir wadaagga ah ee ... Read More
TANZAANIYA AYAA CANSHUUR KU SOO ROGI DOONTA SHIRKADAHA DIGITALKA
Shirkadaha digitalka ah ee ka shaqeeya Tanzaaniya ayaa lagu soo rogi doonaa canshuur boqolkiiba laba ( 2% ) bisha luulyo ee sanadkan. Wasiirka maaliyadda iyo ... Read More
NIGERIA AYAA FACEBOOK IYO TWITTER UGU BAAQDAY INAY XAFIIS KA FURTAAN DALKEEDA.
Baraha bulshada sida Twitter, Facebook iyo Tiktok ayaa looga baahan doonaa in ay is diiwaan geliyaan oo ay xafiisyo ka furtaan Nigeria soona magacaabaan qof ... Read More
SHIRKADDA YAHOO AYAA ATIIRASHADA HOLLYWOOD KA JESICA ALBA KU DARTAY MAAMULKEEDA SARE.
Yahoo ayaa Isniintii magacawday lix qof oo ka kala socday qaybaha teknoolojiyadda, warbaahinta oo ay ku jirto atariishada Hollywood-ka ee Jessica Alba iyadoo shirkadda ay ... Read More
AGAASIMAHA TWITTER-KA EGON DURBAN KAMA TAGI DOONO GUDDIGA KA DIB MARKII SAAMILAYDA U CODEEYEEN
AGAASIMAHA TWITTER-KA EGON DURBAN KAMA TAGI DOONO GUDDIGA KA DIB MARKII SAAMILAYDA U CODEEYEEN IN AY SHAQADA KA QAADAAN Agaasimaha Twitter-ka Egon Durban kama tagi ... Read More