DIYAARADA QATAR AIRWAYS AYAA SANADO BADAN KA DIB FAAIIDAY $1.5 BILLION

DIYAARADA QATAR AIRWAYS AYAA SANADO BADAN KA DIB FAAIIDAY $1.5 BILLION

Diyaaradda Qatar Airways ayaa maalitii Khamiista ahayd ku dhawaaqday faaiido sanadeedkeedii ugu horreeyay tan iyo 2017 ka dib sanado khasaare ah oo sababay khilaaf siyaasadeedka bariga dhexe iyo masiibadii cudurka corona.

Shirkadda ayaa sheegtay in ay heshay faa’iido dhan 5.6 bilyan oo riyal una dhiganta 1.5 bilyan oo doolar ilaa 31-kii bishii March, halka sanad ka hor ay khasaartay 14.8 bilyan.

CATEGORIES
Share This

COMMENTS

Wordpress (0)
Disqus ( )