BITCOIN AYAA HOOS U DHACDAY $20,000 MARKII UGU HOREYSAY TAN IYO NOVEMBER 2020

BITCOIN AYAA HOOS U DHACDAY $20,000 MARKII UGU HOREYSAY TAN IYO NOVEMBER 2020

Qiimaha Bitcoin ayaa hoos uga dhacay $20,000 markii ugu horeysay tan iyo November 2020, hoos u dhacan ayaa waxaa sabab u aha kor u kaca heerka dulsaarka, sicir bararka iyo hubanti la’aanta dhaqaale ee ka dhalatay dagaalka Ukraine.

Waxay hoos ugu dhacday 59% sanadkan, halka cryptocurrency ga ay xafiiltamaan ee Ethereum ay hoos u dhacday 73%.

CATEGORIES
Share This

COMMENTS

Wordpress (0)
Disqus ( )