SUUQA TALEEFANADA CASRIGA AH EE YURUB AYAA HOOS U DHACAY 12%.

SUUQA TALEEFANADA CASRIGA AH EE YURUB AYAA HOOS U DHACAY 12%.

Suuqa taleefanada casriga ah ee Yurub ayaa hoos u dhacay 12% rubucii hore ee sanadkan sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday Counterpoint Research.

Hoos u dhaca waxaa sabab u ahaa cudurka safmareenka ahaa ee COVID-19 ee Shiinaha, xaaladaha dhaqaale ee sii xumaanaysa iyo bilawga dagaalka Ruushka iyo Ukraine, shirkadda cilmi-baarista ayaa tiri.

Halka shirkadda Samsung ay hoos u dhacday 16%, Apple na ay hoos u dhacday 6%.

CATEGORIES
Share This

COMMENTS

Wordpress (0)
Disqus ( )