HOTEELKA HILTON EE CAASIMADDA KENYA OO LA XIRAYO 53 SANO KA DIB

HOTEELKA HILTON EE CAASIMADDA KENYA OO LA XIRAYO 53 SANO KA DIB

Kadib 53 sano oo uu shaqeynayey Hotelka caanka ah ee Hilton oo ku yaala bartamaha magaalada Nairobi waxa uu xirnaan doonaa muddo aan la cayimin.

“Helton Hotel mahan hotel dalxiis oo kaliya waa hotel taariikh ku leh Nairobi ayuu yiri Moses Otieno oo ku nool Nairobi runtii markaad aragto Nairobi oo aan lahayn sawirka Hilton runtii taasi Nairobi maahan”.

Xirnaanshaha hoteelkan ayaa ku soo beegmaya  labo sano ka dib markii uu xirmay hoteelka caanka ah ee Intercontinental ayaa sawir fool xun ka bixinaya xaaladda soo dhaweynta ee Kenya.

CATEGORIES
Share This

COMMENTS

Wordpress (0)
Disqus ( )